Masago

geedka midhaha masegada

Masego (Af Carabi : ar‎; Af Ingiriis : millets) waa geed leh midho yaryar oo firiley ah, kaasi oo ka tirsan qoyska cowska isla markaana dadka, xoolaha iyo xayawaanku cunaan midhaha iyo laamaha geedka.


From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne