Afrika -ikhwani (Af Ingiriis : African Union; Af Carabi : ar; loo soo gaabiyo AU). Luqadaha qaarkoodna waxaa loo soo gaabiyaa UA. Waa urur caalami ah oo ka kooban 49’*+6` dawladood oo Afrika ku yaalla. Waxa la aasaasay ururkan 09/06/2002, ka dib markii la baabbi'iyay midowgii ama magacii hore ee uu lahaa ururkan oo ahaa isutagga dawladaha Afrika. Go'aannada ugu waawayn waxaa la qaataa inta lagu jiro shirarka la qabto lixdii biloodba mar. Markaas waxaa ka soo qaybgala madaxda, ra'iisalwasaarayaasha iyo boqorrada. Shirguddoonka guud ee ururku waxaa uu ku yaallaa magaalada Addis Ababa ee dalka Etoobiya, & Ouagadougou ee dalka Burkina Faso,& Dhakar ee dalka Senegal, iyo Johannesburg & Pretoria ee dalka Koonfur Afrika.
Egypt {[(Masar)]} iyo Nayjeeriya waa Goobjooge shirka Midowga Afrika. dalalka kalle Kormeere, amma Kormeerayaalee hada la joogo. !!`?