Macluumaadka halkaan ku jira ee maqaalkaan ama qaybtaan Maaha mid la Hubo Waxaa laga yaabaa in aaneey ahayn mid lagu kalsoonaan karo in ku filan, waxa ay ubaahantahay in ay eegaan dadka khibradda uleh. Waad ka caawin kartaa Wikipedia Macluumaadka ku jira maqaalkaan/qaybtaan, ka badal wax yaabaha lagama maarmaanka ah, kuna xooji macluumaadkaada wikipedia:xigasho adigoo soo xiganaya ilo muhiim ah. |
Puntland Dawladda Puntland ee Soomaaliya Maamul Goboleedka Puntland اقليم أرض البنط Puntland State of Somalia | |||||
| |||||
Halkudheg: "iskaa" (wax ) "u " (qabso) | |||||
[[File:{{{Map}}}|alt=|Map of Somalia with Puntland highlighted|250px]] | |||||
Magaala Madax | Garoowe | ||||
---|---|---|---|---|---|
Magaalada ugu weyn | Boosaaso | ||||
Magaalada ugu dadka badan | Boosaaso | ||||
Luqadda (Afka) |
Soomaali (Xoogaa Carabi ah) | ||||
Magaca kale | Dawlad goboleedka Puntland Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntlnd (Puntaland) | ||||
Xukunka | |||||
Nooca | |||||
G Baarlamaanka | |||||
Madaxweyne | Siciid Cabdullaahi Deni | ||||
Madaxwene ku xigeen | Axmed Karaash (Kaah) | ||||
Sharci dajinta | Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya | ||||
Xubnaha U Matala | (Baarlamaanka Soomaaliya) | ||||
Aqalka Hoose | 31 ee ah tirada 275 (2.9%) | ||||
Aqalka Sare | 8 ee ah tirada 54 (14.8%) | ||||
Konfodareeshin | Agosto 26, 2013 (12th) | ||||
Bedka | Heerka 4aad | ||||
Wadarta | 100 km2 (39 sq mi) | ||||
Berri | 50 km2 (19 sq mi) | ||||
Biyo (%) | 50 km2 (19 sq mi) (50%) | ||||
Heerka Soomaaliya | 0.2% ee 637,65 km2 | ||||
Tirada Dadkka | Heerka 9aad | ||||
Wadarta (2013) | 5 Milyan (2022) | ||||
Tira sanadeed (2013) | Error in convert: Value "<strong" must be a number (help) | ||||
WSG | Heerka 3aad | ||||
Wadarta (2011) | C$3.624 billion | ||||
Qof qof | C$1,556 (3aad) | ||||
Furayaasha | |||||
Furo Posto | SO (gaarka PL) | ||||
ISO 3166-2 | SO-PL | ||||
Waqtiga | UTC+3 | ||||
Furaha Po | PL | ||||
Midab | ciraad | ||||
Summad | Xiddig | ||||
Midab | ciraad | ||||
Website | jiro/ Ma jiro | ||||
Dhamaan heerka Gobolada |
Dawladda Puntland ama Buntland Af-Carabi:( أرض البنط) waxay si rasmi ah u tahay Dowlad goboleedka Puntland, waa Dawlad goboleed ku yaalo woqooyi bari ee dalka Somaaliya. Dawlad-goboleedkan caasimadiisu waa Garoowe, gobolka Nugaal. Puntland waxay xuduud la leedahay GOBOLADA WOQOOYIGA SOOMAALIYA oo ka xiga Galbeedka iyo Gacanka Cadmeed oo ka xiga Woqooyiga, dhinaca Bariga waxaa ka xiga Marinka Gardafuul iyo Badwaynta Hindiya. Dhinaca Koonfurta waxaa ka xigo Gobolada dhexe ee soomalia, KoonfurGalbeed waxaa ka xiga wadanka Itoobiya. Puntland waxay ka Talisaa Amma Hoos imaada sadex meelood oo meel Gabi ahaanba Dhulka Soomaaliya, Tirada dadka waxaa lagu qiyaasaa inka badan 4 miliyan oo qof. Magaca Puntland waxuu kayimi dhulkii uduga oo ay aqoonjireen masaarida oo gobolada waqooyi bari kadhoofsan jiray uduga, kumanaan sano kahor.