Qardho قرضو | |
---|---|
Degmo | |
Wadanka | ![]() |
Maamulka | ![]() |
Gobolka | Karkaar |
Degmada | Qardho |
Dowlada | |
• Duqa | Cabdifitaax Siciid Dheere |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 200,500 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Qardho waa magaalo ku taal Bariga soomaaliya, gaar ahaan Dawlad goboleedka puntland, gaar ahaan gobolka KARKAAR. waana magaalo taariikhiya oo jirtay muddo dheer. Qardho waxay caan ku tahay magaalada Boqortooyada soomaaliya, waana magaalada dhaqanka iyo hiddaha somaaliya.qabiilada dega waxaa kamid ah majeerteen osman mohamuud, Cabdirixiin Ibraahim iyo madhibaan
Qardho wa magaalo wax soosaar Badan u leh umadda soomaaliya waxa ayna ka kooban tahay ila iyo lix xaafadood o waa weyn
qardho waa magalo udub dhexaad u ah magaloyinka puntland oo waxay ku dhex taala bartmaha puntland .magalada qardho waxa ku yaala meelo istiratiji ah waxana kamida
Qabiilada dega waxaa kamid ah . Beesha majeerteen gaar ahan osman mohamuud . Beesha madhibaan gaar ahaan reer ganne