Raxanweyn

Digil&Mirifle
ديجيل و ميريفيل
Flag of South West state of Somalia.svg
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya:

 Turkiga:

 Yemen:


 Kenya:

Luqada

Af-Soomaali iyo Af Maay Maay af Garre iyo af-Tunni iyo af-Dabarre

Diinta

ISLAM: Jamaacadaha Ahlu sunno waljamaaca, Suufi, Salafiya, Jama'atul Muslimin

Dadka ay dhalyo wadagaan

Dir, Hawiye, Daarood, iyo qabiilo Soomaali kale

Digil& Mirifle

DIGIL& MIRIFLE (Af ingiriis :Digil& Mirifle; Af Carabi :رحنوين ) waa Beel kamid ah Beelaha Soomaalida kuwaasi oo degan Geeska Afrika . Digil& Mirifle Waa beel Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolada Bay, Bakool,Gedo , Jubada hoose, Jubada dhaxe & Shabeellaha hoose

Sidoo kale dalka ,kenya iyo Ethopia,

Digil iyo Mirifle waa beel kamid ah beelaha soomalida , waa dad tariikh weyn ku leh dhulka somalida iyo wadamada Soomaaliya xaduudda la leh. Digil&MIRIFLE waa dad ilaah ku maneystay Kheyrad fara badan meelaha ay ka degaan dhulka soomaaliya, waayo meelaha ay ka degan yihiin dalka waa meesha laga helo 10% dhaqaalaha waddanka.


From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne