Saliid (Af Ingiriis : Oil ,Af Carabi : ar) waa isku dhisyo dareere ah oo laga helo dhirta, xayawaanka iyo dhulka hoostiisa.
Waxaa jira noocyo badan oo Saliid ah. Tusaale ahaan, Saliida laga sameeyo dhirta oo loo isticmaalo cuntada IWM. Saliida xoolaha ooy ka mid yihiin Subaga iyo Badhida. Iyo Saliida dabiiciga ah ee laga helo dhulka hoostiisa taas oo laga sameeyo shidaal IWM.