Salsiyas

Salsiyas

Halbeega Thermometerka ee lagu qiyaaso Heerkulka. Gees ka mid ah waa Salsiyas, dhanka kalena waa Kelfin.

Salsiyas (ingiriis: Celsius) waa halbeeg lagu xisaabiyo ama cabiro heerkulka. Ereyga Celsius waxaa loogu magac daray Xidigis yahanka reer Swidhan Anders Celsius (1701–1744).

Astaanta halbeegan waxaa loo soo gaabiyaa (°C) (digrii Salsiyas).


From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne