Sheekh | |
---|---|
Magaalo | |
Buuraha udhexeeya magaalada Sheekh iyo Berbera. | |
Coordinates: 9°55′45″N 45°11′30″E / 9.92917°N 45.19167°E | |
Country | Somaliland |
Gobolka | Saaxil |
Degmo | Degmada Sheekh |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Sheikh (Af Soomaali : Sheekh, Af Carabi : ar); sidoo kale loo yaqano Shiikh) waa magaalo kutaala somalinad hoos timaada gobolka SAAXIL ee Somaliland. waxa ay magaalada burco u jirtaa 60km waa magaalo aad u hawo fiican waxa ay kutaalaa dhul aad u sareeya oo badda ka sareeya 1500 feet. Degamada sheekh waxa degmo ahaan loo aqoonsaday 1973 gudoomiyahii ugu horeeyay wuxuu ahaa gaashanle dhoobey degamada sheekh waxay xukuntaa 27 tuulo Degmada Sheekh waxay yeelatay 5 gole deegaan Waxa maayiro ka soo noqday 1.Xasan Cali Maxamed 2.Buux Cabdiraxmaan X.Jaamac 3.Ibraahin Cabdilaahi Cabdiiye Oo laba jeer noqoday duqa degamada 5.Eng Ismail Hussein Cali [Xabeeb] Tirada golaha deegaanka degamadu waa 13 mudane