Grey/Gray![]() | |
---|---|
![]() | |
![]() | |
Qoraalka midabka | #808080 |
sRGBB (cs, cg, bl) | (128, 128, 128) |
CMYKH (bx, bs, h, m) | (0, 0, 0, 50) |
HSV (m, j, c) | (0°, 0%, 50%) |
Source | HTML/CSS[1] |
B: Lagu hagaajiyey [0–255] (byte) H: Lagu hagaajiyey [0–100] (boqol) |
Sibidhi (Af Ingiriis : Grey; Af Carabi : ar) waa midab fudud oo giriftan ahaan u dhaxeeya madoowga iyo cadaanka. Midabkan waxaa lagu tilmaamaa dhexdhexaad, taasi oo macnaheedu yahay waa midab "bilaa midab ah".[2] Waa midabka daruuraha cirka, dambaska iyo curiyaha liidhka.[3] Sida lagu sheegay taariikhda midabada, midabka cowliga waxaa markii ugu horeeysay la isticmaali jirey sanadkii 700 C.D (Ciise Dabadii).[4][5]
|title=
(caawin)