Siyaasadda fiisaha ee Somaliland ayaa tilmaamaysa adeegsiga iyo helitaanka fiisooyinka Somaliland . Iyadoo la raacayo sharciga, muwaadiniinta dalal kasta waxay u baahan yihiin fiiso ay ku soo booqdaan wadanka Somaliland. Somaliland iyo Soomaaliya waxay leeyihiin siyaasado fiiso gabi ahaanba ka duwan maamulka Somalilandna ma aqoonsana fiisooyinka qaran ee ay bixiso Soomaaliya.