Soomaaliland

Jamhuuriyadda Soomaaliland
جَمْهورِيَدْدَ سومالِلَنْدْ
Republic of Somaliland  (Af-Ingiriisi)[1]
جمهورية صوماليلاند (Af-Carabi)
Jumhūrīyat Arḍ aṣ-Ṣūmāl

[2]
Hal ku dheg: 
لا إله إلا الله محمد رسول الله (Carabi)
Lā ilāhā illā-llāhu; muhammadun rasūlu-llāhi
"Ilaah ma jiro Alle mooye; Muxammed waa rasuulka Alle"
Heesta qaranka: 
Samo ku waar
Long life with peace
Location of Somaliland
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Hargeysa
9°33′N 44°03′E / 9.550°N 44.050°E / 9.550; 44.050
Luqadaha rasmiga ah Af Soomaali
Dadka Somalilander
Xukunka Madaxweynenimo leh Dastuur Jamhuuriya
 -  Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
 -  madaxwayne kuxigeen Cabdiraxmaan Saylici
 -  Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Khaliif
Sharci dejinta Baarlamaanka Somaliland
 -  Aqalka sare Golaha Guurtida
 -  Aqalka hoose Golaha Wakiilada
Dowlada iyo Awooda
 -  Ku dhawaaqdey May 18, 1991 
 -  Aqoonsiga Dal aan la aqoonsanayn[3] 
Baaxad
 -  Guud ahaan 137,600 km2 
53,100[4] sq mi 
Tirada dadka
 -  2024 qiyaasta 6,200,000[5]
 -  Mugga Dadka 25/km2
66/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2022 qiyaastii
 -  Guud ahaan $3.782 Billion[6]
 -  Qof qof $852
Lacagta Somaliland shilling (SSH)
Waqtiga EAT (UTC+3)
 -  Xagaa (DST) not observed (UTC+3)
Taariikhda d/m/yy (AD)
Wadista Baabuurta right
Thiinada telka +252 (Somalia)
a. Qiimeynta aheyn sida Somaliland waa [aqoonsi diblomaasiyadeed [

Soomaaliland (Af Ingiriis: Somaliland; Af Carabi: صوماليلاند Ṣūmālīlānd, أرض الصومال Arḍ aṣ-Ṣūmāl), si rasmi ah Jamhuuriyada Soomaaliland (Af Ingiriis: Republic of Somaliland, Af Carabi: جمهورية صوماليلاند Jumhūrīyat Ṣūmālīlānd), waa dal ku taala Geeska Afrika, waxay xad la leedahay Jabuuti, Itoobiya iyo Soomaaliya. Somaliland waxey kamid tahay dhulkii Maxmiyada Ingiriis ee Somaliland ee Ingiriis ku gumaysan jirey. Waxeyna xornimadda qaadatey Juun 26 1960 afar maalmood ka dibna waxay la midowday Soomaliya inteeda kale oo Talyaanigu guumeysan jiray. magaalada caasimada wa Hargaysa. Cabdiraxmaan Axmed Cali Tuur oo ahaan jirey hogaamiyihii Ururkii Dhaqdhaqaaqa Wadaniga Somaliyeed SNM, ayaa loo doortay inuu noqdo madaxweynahii ugu horeeyay ee maamulka Somaliland. Waxaa ku xigey Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaaloo noqdey Madaxweynihii Labaad ee Somaliland, waxaana ka danbeeyay Daahir Rayaale Kaahin. Kahina waxa ku xigay Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Madaxweynaha maanta waa Muuse Biixi Cabdi. Somaliland waxaa ka jira saddex xisbi siyaasadeed oo kala ah Kulmiye, Wadani iyo UCID.

  1. Name used in The Constitution of the Republic of Somaliland and in Somaliland Official Gazette
  2. Susan M. Hassig, Zawiah Abdul Latif, Somalia, (Marshall Cavendish: 2007), p.10.
  3. "Issue 270, 28 March 2016". Waxaa laga kaydiyay the original 21 March 2016. Soo qaatay 26 July 2016.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. Somaliland Geography, 28 March 2016
  5. REPORTER, I. (2012, September 18). As Somalia Struggles, Can Neighboring Somaliland Become East Africa's Next Big Commercial Hub? Retrieved December 26, 2015, from http://www.ibtimes.com/somalia-struggles-can-neighboring-somaliland-become-east-africas-next-big-commercial-1407582">As Somalia Struggles, Can Neighboring Somaliland Become East Africa's Next Big Commercial Hub?, International Business Times, 2013
  6. World Bank. New World Bank GDP and Poverty Estimates for Somaliland January 29, 2015. Accessed February 14, 2015.

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne