Sukhaar

Kani waa maqaal ku saabsan nooc ka mid ah hilibka cuntada. Qoraalo kale fiiri waslad
Boga "suqaar" halkan ayaa laga soo toosiyay

Sukhaar (Af Ingiriis : diced meat, beef cubes; Af Carabi : ar‎) waa hilib loo jarjaray si afargees yaryar ah, kaasi oo lagu darsado cuntada.[1] Hilibka sukhaarka waxaa laga diyaariyaa jiidhka digaaga ama jiidhka xoolaha, hadba kii laga diyaariyo ayaa magac ahaan loo yaqaana. Tusaale ahaan, hadii aad makhaayad gasho ood sukhaar dalbato waxaa caan ah in lagu weeydiiyo nooca suqaar aad rabto.

Hilibka sukhaarka waa la shiila ama lagu dhex kariyaa suugo.

  1. Beef Cubes with Vegetables (Suqaar) Cubes de Boeuf aux Légumes [1] Archived Oktoobar 7, 2015 // Wayback Machine

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne