Sulaalada Walashma (Af Ingiriis : Walashma dynasty) waxay ahayd Sulaalad Somaliyeed[1] oo Muslim ahaa taasi oo ka talin jirtey Geeska Afrika 1197-1577. Sida lagu sheegay buugaag wakhti hore la qoray, waxay maamuli jireen Saldanadii Awfat iyo Barr Sa'ad al Din kuwaasi oo uga talin jirey dhulka maanta loo yaqaano Soomaalya, Jabuuti, Itoobiya, Eretareya iyo Suudaan.[2]
- ↑ Studies, American University (Washington, D. C. ) Foreign Area (1969). Area Handbook for Somalia: Co-authors: Irving Kaplan [et Al.] Research and Writing Were Completed on June 15, 1969. U.S. Government Printing Office. p. 32.
- ↑ Jyee, Dr. Ravi (2016). WORLD ENCYCLOPAEDIA OF AFRICAN COUNTRIES. New Delhi, India: AFRO-ASIAN-AMERICAN CHAMBER OF COMMERCE, OCCUPATIONAL RESEARCH AND DEVELOPMENT (ACCORD). p. 360.