Sunna

Sunnada (Carabi:سنة Jamaceeda waa Sunnooyinka:سنن) Waa waxii aanan faral, waajib aheyn oo haddii aad sameyso ajir ka heleysid haddii aadan sameynine wax danbi ah kaasoo raaceyn.


From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne