Suuroobka uurjiifka (ingiriis: fetal viability) waa falanqayn ka dhan ah suurtagalka iyo suuroobka uurjiifka inuu noolaan karo in in kale dibada ilmo-galeenka. Suuroobka nolashada uurjiifka wuxuu cuskada sifooyin kala duwan, sida culuska uurjiifka waqtiga dhalashada, hanaanka iyo muddada uur-lahaanshaha, helitaanka dawooyin iyo tayooyinkooda iyo iwm. Wadamada faqiirka ah ama maalgashi iyo dakhliga yarka leh, 90% ee uurjiifyada ee dhalasho horeyn xad-dhaafka leh waxay geeriyoobaan waqtiga dhalashada ka dib. Ifafaalaha iyo faahfaahinta ku beegan suuroobka uurjiifka wuxuu saamayn ku lahaan kara shuruudaha calaamiga ah ee ku beegan soo-xaadhista uurjiifka.[1]