Republic of Uzbekistan Oʻzbekiston Respublikasi (Af-Usbakis)
|
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
Heesta qaranka: "Oʻzbekiston Respublikasining Davlat Madhiyasi" (Af Ingiriis : "State Anthem of the Republic of Uzbekistan") |
||||||
![]() Location of Usbekistan (green) Location of Usbekistan (green) |
||||||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Tashkent | |||||
Luqadaha rasmiga ah | Uzbek | |||||
Inter-ethnic language | Russian[2][3][4][5] | |||||
Qaybaha qoomiyedaha |
|
|||||
Dadka | Uzbek | |||||
Xukunka | Unitary presidential constitutional republic | |||||
- | President | Shavkat Mirziyoyev | ||||
- | Prime Minister | Abdulla Aripov | ||||
Sharci dejinta | Supreme Assembly | |||||
- | Aqalka sare | Senate | ||||
- | Aqalka hoose | Legislative Chamber | ||||
Formation | ||||||
- | Emirate of Bukhara proclaimed | 1785 | ||||
- | Bukharan People's Soviet Republic established | 30 April 1920 | ||||
- | Uzbek SSR established after national delimitation | 27 October 1924 | ||||
- | Declared independence from the Soviet Union | 31 August 1991 | ||||
- | Formally recognized | 26 December 1991 | ||||
- | Admitted to the United Nations | 2 March 1992 | ||||
- | Current constitution | 8 December 1992 | ||||
Baaxad | ||||||
- | Guud ahaan | 448,978 km2 (56th) 172,742 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | 4.9 | ||||
Tirada dadka | ||||||
- | 2017 qiyaasta | 32,979,000[7][8] (42nd) | ||||
- | Mugga Dadka | 70.5/km2 (132nd) 182.8/sq mi |
||||
Wax soo saar (PPP) | qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | $241.529 billion[9] | ||||
Lacagta | Uzbekistani soʻm (UZS ) |
|||||
Waqtiga | UZT (UTC+5) | |||||
Wadista Baabuurta | right | |||||
Thiinada telka | +998 | |||||
Furaha Internetka | .uz |
Usbekistan (Af Usbek : Oʻzbekiston Respublikasi) Waa dawlad kutaala badhtamaha Aasiya waana dawlada ugu dadka badan dawladaha Badhtamaha Aasiya. waxa dalkan u caasimada magaalda Teshkand magaalada ugu wayn uguna caansani waa magaalda taariikhiga ah ee Samarqanda waa mid kamida dawladaha islaamka waana dawlad fadaraali ah. waxa ay hore uga mid ahayd midawgii sofiyetka. wadankan waxa kasoo jeedaa shiikhii waynaa ee ku takhasusay soo warinta axaadiista Rasuulka C.S. ee la odhan jiray Bukhaari waxa kale oo kasoo jeeda shuyuukh badan oo ay kamid yihiin: Muxamed bin Muuse al-Khwarizmī Nisaa'i Ibn Siinaa iyo Tarmadi.
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)
<ref>
tag; no text was provided for refs named IMF