Wabxo

Degmada wabxo waxaa Dago Beesha Habar Ceyno Qaas Ahan

Faqaxsan iyo Rer ugaas waa degmo ka tirsan Gobolka Galgaduud ee maamul Goboleedka Galmudug, waxeey xaduud la leedahay dhinaca koonfureed degmada maxaas ee gobolka Hiiraan, Dhinaca Waqooyi Tuulada Dab Qurun, dhinaca Galbeed Tuulada Warxoolo, degmada fac wey ee ceelbuur ayee u jirtaa 46 KM, caasimada dalka soomaaliya waxey ka fog tahay 314 KM, wabxo waxeey ku taalaa xadka gobolada Hiiraan iyo galgaduud.

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne