Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Wasaaradda Gaashaandhigga
Wasaaradda Gaashaandhigga
Warbixin Wasaarada
La-sameeyay1 Abriil 1914]; Error: first parameter cannot be parsed as a date or time. (1914]-04-01)
Hoos-tegtaDowlada Federaalka Soomaaliya
Xarunta
sare
Muqdisho,  Somalia
Waaxda Fulinta
  • Cabdirashiid cabdullaahi Maxamed = Wasiirka Gaashaandhiga

Wasaarada Gaashaandhiga (Af Ingiriis : Ministry of Defence) (sidoo kale loo yaqaano: Wasaarada Difaaca Soomaaliya) waa wasaarada maamusha dhamaan hay'adaha iyo waaxyaha aminiga qaranka, isla markaana gacanta ku haysa ciidanka qaranka wadanka Soomaaliya.

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa ah Hogaamiyaha Sare ee Ciidanka Qalabkasida ee wadanka. Sidoo kale, Wasiirka Gaashaandhiga wuxuu masuul ka yahay isku dibu ridka iyo diyaarinta siyaasada ciidanka, isla markaana soo diyaarinta kheyraadka iyo maamulka dhaqaalaha ku baxa ciidanka.

Guud ahaan, ciidamada hubaysan ee Soomaaliya waxaa ka mid ah: ciidanka qaranka, Ciidanka Cirka Soomaaliya, iyo Ciidanka Badda Soomaaliya; kuwaasi oo masuul ka ah ilaalada iyo nabadsugida wadanka, shacabka, qaranka iyo dowlada..[1]

  1. http://www.hiiraan.com/news4/2014/Jan/52907/somali_prime_minister_unveiled_his_55_member_cabinet.aspx. Soo qaatay 1 May 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne