Waxaraxir (Af Ingiriis : Venus; Af Carabi : ar; astaan:
) waa meeraha labaad ee baho cadceedeed iyo kan ugu dhod dhulka. Meeraha Waxaraxir wuxuu ku wareegaa qoraxda 224.7 maalmaha dunida, taasi oo u dhiganta sanadka meerahaasi.[2]
Intaas waxaa dheer, meerahani wuxuu ka tirsan yahay 4ta meere dhagaxleda ah ee laga helo Bahda Qoraxdu Midaysay.[3]
- ↑ name="Seidelmann2007"
- ↑ Lawrence, Pete (2005). Digitalsky.org.uk https://web.archive.org/web/20120611003523/http://www.digitalsky.org.uk/venus/shadow-of-venus.html. Waxaa laga kaydiyay the original 11 June 2012. Soo qaatay 13 June 2012.
- ↑ Hashimoto, G. L.; Roos-Serote, M.; Sugita, S.; Gilmore, M. S.; Kamp, L. W.; Carlson, R. W.; Baines, K. H. (2008). Journal of Geophysical Research: Planets. 113: E00B24. Bibcode:2008JGRE..11300B24H. doi:10.1029/2008JE003134.