Woqooyi Bari, Kiinya

Woqooyi Bari, Kiinya

Mkoa wa Kaskazini Mashariki
Gobolka
Woqooyi Bari, Kiinya is located in Earth
Woqooyi Bari, Kiinya
Location in Kenya.
Dalka Kenya
Gobol:3
CaasimaddaGaarisa
Area
127,358.5 km2 (49,173.4 sq mi)
Tirada dadka
 • Dhammaan2,310,757
 • Cufnaanta dadka18/km2 (47/sq mi)
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longm" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "coordinates_region" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "coordinates_display" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longEW" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "longd" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "latNS" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "latd" (this message is shown only in preview).
Warning: Page using Template:Infobox settlement with unknown parameter "latm" (this message is shown only in preview).

gobolka waqooyi bari (( North Eastern Province))waa gobol kamida wadanka Kiinya, dhamaan dadka kunoolina waa somali.laakiin kama tirsana wadanka Soomaaliya. Waa gobol kamida wadanka kiinya. gobolkan waxa uu wadanka kenya lagu daray, xiligii gumaysiga waxa jirtay in dhamaan dadka kunool gobolkaas laga qaaday cod bixin, cod bixintaas oo dhamaan ay ku raacaeen ama ay ku dooneen dhamaantood, in ay ku biiraan wadanka Soomaaliya, maadama ay yihiin somali lakin taasi madhicin, kadib markii xoog lagu qasbay wadnkaas, waxa dhacday in gumaystihii ingiriisku uu si qasaba u raaciyao dawlada kenya. Dadka kunool gobolka dhamaantood waa somali badankooduna waxay ka soo jeedan somali galbeed iyo jubbaland tiradooduna waxa ay dhantahay.1.762370 tirada ama masaxada uu ku fadhiyo gobolka waqooyi bari waa 126.186, gobolku waxa uu ka koobanyahay deegaamo magaalooyinka ugu waawaynina waa ama waxay kala yihin


From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne