Xamaarato | |
---|---|
Kor ilaa hoos: Diin (Chelonia mydas), Tuatara (Sphenodon punctatus), Yaxaas (Crocodylus niloticus), iyo amagna (Pseudotrapelus sinaitus). | |
Kala soocida cilmiga ah | |
Noocyada cusub | |
| |
Deegaanada ugu badan ee xamaaratadu ku nooshahay |
Xamaarato (Af Ingiriis : reptile; Af Carabi : ar) (magaca Sayniska: Reptilia) waa nooc ka mid ah shanta qeybood ee loo kala saaro xayawaanka kaasi oo leh astaamo ka duwan dhamaan noolaha kale. Xayawaanada xamaaratada ahi waxay ku socdaan boga (laabta); waxaana ka mid ah maska, yaxaaska, diinka iyo kuwo kale oo badan.