Xeer

Xeer waa sharci-dhaqameedka soo jireenka ahaa ee Bulshada Soomaalida, kaasi oo qeyb ka ah sadexda nidaam ee ku Dastuurku salaysan yahay.[1] Xeerku waa sharciga bulshadu isku maamusho kaasi oo qeyb ahaan ku salaysan diinta Islaamka, qeybta kalena laga keenay dhaqanka umada Soomaaliyeed.

  1. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2020-12-14. Soo qaatay 2020-05-28.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)

From Wikipedia, the free encyclopedia · View on Wikipedia

Developed by Nelliwinne